Madaxweyne Biixi oo caawa kormeer kedis ah ka sameeyey Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Isbitaalka guud ee Hargeysa, waxaana uu booqday Bukaanada jiifa isbitaalka, waxaana kormeerka ku wehelinayey Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere iyo xubno kale. Madaxweynaha ayaa qof qof isu … Continue reading Madaxweyne Biixi oo caawa kormeer kedis ah ka sameeyey Hargeysa (Sawirro)